Waxaan Bartaa Turkiga 2 Buuga Leyliga

Waxaan Bartaa Turkiga 2 Buuga Leyliga

Yazıcı-dostu sürüm

Luuqada Turkiga ayaan bartaa set 

İsuduwaha qeybta Luuqada Turkiga ayaa diyaariayay agab loogu talagalay in lagu hormariyo Luuqada Turkiga oo kooban buugaagta leyliga iyo diiwaanada dhageysiga.

Buugaagtu waxay ka hadlayaan guulaha laga gaadhay heerarka A1 iyo A2. Buuga koowaad iyo labaad jadwalka A1, buuga saddexaad iyo afraadna waxaa loogu talagalay heerarka A2 dalalka laga barto luuqada Turkiga.

Xarumaha dhaqanka ee Machadyada waxaa loo diyaariyey in loo isticmaalo koorsooyinka iyadoo la fiirinaayo kala duwanaashaha murashaxiinta luuqada Turkiga iyadoo lafiirinaayo da'dooda 10-15 sano lana fadhiisinaayo fasalaka munaasab ah.

 

Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059
E-Posta: hacer.afsar@yee.org.tr